Beeraleyda Magaalada Jowhar oo walaac ka muujiyay biyo yarida wabiga Shabeelle.

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda magaalada Jowhar ayaa  walaac ka muujiyay biyo yarida wabiga Shabeelle Shariif Maxamuud oo ka mid ah beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa uu sheegay in caqabad ay kala kulmeen dhanka Waraabka beeraha.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya