Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleey badan ayaa si qaldan u isticmaalo Sumaha
Beeraha loo isticmaalo ee cayayaan dilaha ah iyadoo aysan laheyn beeraleeydu tababaro kor uqadayo sida ugu haboon ee isticmaalka sumaha.
Sido kale waxaanan jirin tayada sumaha oo aan lahayn hubin balse ganacsato ay iskaga keensadaan ganacsi ahaan taasi oo wax yeelen karta Berta iyo Nafsda qofkaba.
Cumar Saalax Cabdi oo ah Khabiir kafaalooda arimaha Beeraha ahna Barre Jamacadeed ayaa uga digay Beeraleyda isticmaalka sumaha marka ay rabaan inay sameyan buufinta cayayaanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa.