Beeraleyda Jubbaland oo loogu baaqay in Wax soo saar sameeyaan.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradd Beeraha Jubbaland ayaa wuxuu Beerleyda ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan sidii ay uga qeybqadan lahayeen in ay tabcadaan Beerahood.

Wasiirka Wasaradda Beeraha Jubbaland Geelle Maxamuud Aaden ayaa beeraleyda u sheegay in tashadaan oo aysan ku xisaabtimin hay’adaha ka shaqeeya magaalada Kismaayo oo ay xooga saraan sidii ay dhulkooda Hooyo ay  wax uga soo saaran lahaayeen.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa