Beeraleyda Jowhar oo Walaac ka Muujiyay biyo la’aanta wabiga Shabeelle.

0
225

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shariif Maxamuud oo ka mid ah beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa uu sheegay in caqabad ay kala kulmeen dhanka Waraabka beeraha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya