Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Umad walba oo gaadha Horumar iyo wax soo saar Dhab waxaa saldhig u noqda Jiho iyo Fikir waxa dhisaya.
Jubbaland gaar ahaan Deegaanka Bulaguduud ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa uu caan ku yahay Dhulbeereed Barwaaqo ah oo ku haboon soo saarista Khudaarta iyo Dalagyada kala duwan ee Dalka ka baxa.
Mid kamid ah Beeraleyda le hal abuurka ee Deegaanka Bula-gaduud Sanay Cabdullaahi ayaa la yimid Qorshe Cusub oo Bulshada u horseedaya Horumar iyo Isku filaansho dhinaca Cuntada ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa faah-faahinaya






