Beeralayda Dagmada Afmadaw oo Wasarada Beeraha Jubalan ka codsatay inay ku caawiso sunta Beeraha looga celiyo Cayayaanka

0
218

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Guud ahaan Beeralayda Somaaliyeed inta badan ma helaan taakulaynta ay u baahanyihiin hadana kama raja dhigaan in ay tabcadaan beerahooda islamarkaana ay wax soo saran hadaba iyadooy taasi jirto ayaa Beeralayda Dagmada Afmadow waxaa ay Wasarada Beraha Jubaland ka codsadeen inay ka caawiso sidii ay u heli lahayeen Sunta Cayayaanka.

Bashiir Maxamed Daahir ayaa warbixintan inoo eegaya