Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada ah oo ku beegan 5 June waxaana soo jeedineya:-Khadar Axmed Salaan