Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda maamulka Puntland isla markaana kaashanaysa hayada secure fashiers oo ka shaqaysa Arimaha hormarinta kalluumeysiga ayaa degmada laasqoray ka daah furtay Barmaanijka maamul Wadaaga kalluumaysiga.
Barnaamijkan ayaa waxaa ka faa’ideysan doona iskaashatada kallumaysatada ku nool degmada laas- qoray.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya