Barnaamij si bilaasha qur’aanka loogu baraayo caruurta danyarta oo laga daahfuray Boorama.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jamciyada Nural Islaam ayaa magaalada Boorama Ka Daah Furtay Barnaamij loogu Talagalay in si lacag la aan ah loogu Baro Xiftiga Quraanka kariimka caruurta danyarta iyo agooonta ah ee ku nool magaaladaasi.

Barnaamijkan ayaa waxa lagu daah furay 50 arday oo isugu jiro agoon iyo dan yar kuwaasi oo an awoodin qarashka aay wax ku baran lahaayeen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa