Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burco ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Waxbarashada Heerka Labaad ee Machadka Shaqaalaha Xaruntiisa Gobolada Bari ee Maamulka Somaaliland.
Waxaa kasoo qeyb galay munaasabada daahfurka Waxbarashada Heerka Labaad Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaaliland, Agaasimaha guud Machadka Shaqaalaha Somaaliland, aqoonyahano, iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaya