Barnaamij kusaabsan Caymiska Caafimaadka oo laga daahfuray Hargaysa.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa laga daahfuray barnaamij kusaabsan Caymiska Caafimaadka kaasi oo ay taaba gelineyso Shirkada Wadaag.

Munaasabada lagu daahfurayey ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka maamulka Soomaliland, Dhaqaatiir iyo xubno ka Socday golaha wasiirada maamulkaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya