Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan maalinta Nabadda Adduunka

0
261

Dhoobley (Idaacadda Sanguuni) Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Maalinta Nabadda adduunka, taasi oo sanad walba caalamka laga xuso maanta oo kale, waxaana inoo soo jeedinaya:-Xasan  Maxamed Cabdullahi.