Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee ka Hortaga Tubaakada

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee ka Hortaga Tubaakada oo ku beegan 31 May waxaana soo jeedineya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi