Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan caqabadaha ay la kulmaan dadka naafada ah iyo sida ugu haboon ee loo garab istaagi karo, waxaana inoo soo jeedinaya:- Xamdi Sugow Lamaane