Barashada Luuqada Carabiga oo deegaanka Dhoobley si wayn uga socota

0
168

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka Soomaaliyeed waxa ay leeyihiin laba luqadood kuwaasi oo kala ah Af-Soomaaliga iyo Af-Carabiga, deegaanka Dhoobley  ee Gobolka Jubada-Hoose waxa si wayn uga socda barashada Luuqadda Carabiga.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa faah-faahinaya Warbixintan