Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayasha Kunool Kaam Saakuye ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wajahayaan darufo dhanka noolasha oo ay sameen ku yeelatay bulshada kunool kaam Saakuye
Guriyaha ay ku nool yihiin bulshadan ayaa waxay ka sameesan yihiin cowshada iyo marya ay isku geyeen mana heestaan baca ay kaga gabadaan Qoraxada iyo qabowga ka jira magaalada mana heestaan guriya ay kaga gabadan dabeelaha iyo qabowga ka jira magaalada Kismaayo.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa