Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaarihii soo noqnoqday iyo sidoo kale fadahaadiihii Wabiga ayaa dad badan oo Soomaaliyeed ku kalifay inay ka Barakacaan Deegaanadoodii islamarkaana ay uhayaaman deegaano kale.
Qaar kamid barakacayaasha ku nool xaafadaha u dhaw xeebta ee Magaalada Kismaayo ayaa kawarbixiyay bacaadka iyo saamaynta uu kuyeeshay.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya