Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Waabari Laba oo ka mid ah Kaamka ku yaala duleedka magaalada Baydhabo ayaa waxaa buux dhaafiyay biyo badan roobabka malmahaa ka da”ayay Magaalada waxay soo dumay guryihii ay ku jireen oo ay ka koobnayan Bac iyo Tiirar aan wanagsaneen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa