Qaar Kamid ah Haweenka Dagan Xaafadda Danwadaag islamarkana ay heysato duruufo Caafimaad iyo mid Waxbarasho ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyey Baahiyaha ugu daran ee hada heysta waxeyna baaq udireen cid kasta oo Caawin karta.
Xamdi Sugoow Lamaane ayaa ka warameysa.