Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Xerada Buula keerow ee duleedka Magaalada Baydhabo waxaa ku nool 200 oo qoys oo Beeralay iyo Xoola dhaqato ahaa oo abaar darteed uga soo Barakacey Deegaano ka tirsan Gobolka Bay ee KG
Saameynta ka dhalata Abaaraha waxey dadka qaar ku qasabtaa in ay ku biiraan Xerooyinka Barakaca ee Magaalooyinka, waxaana Madiino Ibrahim Xasan iyo Aaden Cabdirahman Salaad kamid yihiin kuwa saameeynta Abaarta Darteed uga biirey Xerooyinka Barakaca.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa