Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Afgooye ayaa waxaa Mudooyinka dambe ku soo qulqulaya Qoysas Barakacayaal ah horleh kuwaas oo ka imaanaya Deegana kamid ah Gobolka Shabeelaha Hoose kadib soo wajahdey Xaalada adag oo dhanka Nolosha ah iyo Xaalado Amni isbiirsadey iyadoo hada lagu gudo jiro xili qabow ah.
Dadkaan Barakacayaasha ah ee dhawaan soo gaarey Degmada Afgooye ayaa soo dul degey qoysas kale oo ayaguna waxba dhaamin ay halkaasi Barakac ku ahaa islamarkaana la daalaadhacaya Noloshooda maadama aysan heysanin wax ku filan Noloshooda.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya