Barakacayaal Gaaray Magaalada Baraawe oo codsaday in lacaawiyo

0
4

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Baraawe Ee Caasimada Dowlad Goboleedka KG ayaa Maalmihii la soo dhaafey ku qulqulayey Barakacayaal Cusub oo ka soo barakacay Deegano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay soo food saartey Xaalada banii’aadanimo kuwaas oo u badan Beeraley iyo Xoola dhaqato.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa