Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Hirshabeelle, Maamulka Degmada Jowhar, Uruurka Dhalinyarada heer gobol iyo heer degmo, Uruurka Haweenka Gobolka Shabellah dhexe iyo qeybaha Kala Duwan ee bulshada ayaa Ka qeyb galay bandhig hiddo & dhaqan oo si heer sare ah uga dhacay bartamaha Magaalada Jowhar.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa