Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadayaasha gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka oo u waramay Warbaahinta ayaa Dowladda Hoose ee Baladweyne ka codsaday in loo dhiso wadooyinka Magaalada oo ay maristooda gaadiidka dhib ku qabaan burburka ku yimid aawgiis.
Wadooyinkan ayaa qaarkood waxaa yaalla biyo iyo dhiiqo ka dhashay roobkii ka da’ay Magaalada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa