Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta cod aqlabiyad lee si wada jir ah ugu ansixiyay Cutubyada 1-4aad ee Dastuurka KGM ah ee Dalka oo wax ka badlka doodiisa mudo 45 cisho ah ka soctay Xarunta Villa Hargeysa.
Ansixinta Dastuurka waxaa Maanta Cod Aqlabidyad lee ku ansixiyay 254 Mudane oo ka tirsan labada gole ee Barlamaanka 11-aad.
Afayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyeed oo ahaa Shir Gudoonka Gola ayaa ku dhawaaqay in Maanta labada Gole ay u codeeyeen Dastuurka Dalka wax ka badalkiisa 4-ta cutub ee ugu horeysa.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya