Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey Heshiiska Aaga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudanayaasha golaha shacabka BJFS ayaa maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kala fadhiga 7-aad kulankiisa 6-aad waxaana shir gudoominayay golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aaden Madoobe oo ay weheliso Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka Sacadiya Yaasiin.

Kooramka maanta kulanka waxuu ahaa akhrinta 3-aad iyo u codeynta heshiiskaaga ganacsiga xurta ah ee qaarada afrika oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya