Baahiyo dhanka waxbarashada ah oo ka taagan deegaanka shabeeleey.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Shabelley oo dhanka galbeedka ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah.

Dadka deegaanku waxaa ay sheegeen in aysan haysan dhisme iskuul oo wanaagsan kaas oo caruutooda wax ugu bartaan ayadoona hada ardayda deegaankaas ku nool wax lagu baro hal qol oo jiingad ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya