Ayax ku habsaday deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubada Hoose

0
240

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Ayaxu waa mid kamid ah cayayaanka sida fudud Dhirta u baabi’ya kaasi oo mudo kooban Deegaanka uu ku habsado kaga dhigaya mid abaar ah, Ayax cusub oo raxan raxan u socda ayaa ku habsaday dhul ballaaran oo ku yaalla deegaanka Hoosingow ee Goabalka Jubbada Hoose, kaasi oo dhibaato ba’an gaarsiiyay Beerihii iyo daaqsinkii deegaanka sida uu Radio Sanguuni u sheegay Guddoomiyaha Deegaanka Hoosingow Cabdiqaadir Cumar Shire.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa Warbixintan inoo soo jeedinaya