WARARKA Ardey iskugu jira agoon iyo danyar oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Universal ee Baladweyne. By admin - November 29, 2022 0 130 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 164 ardey oo iskugu jira agoon iyo danyar ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee Universal ee Magaalada Baladweyne.Xasan Maxamed Cabdullaahi https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/11/Warka-Xasan-Arday-iskugu-jira-Agoon-iyo-dan-yar-oo-waxbarasho-lacag-laaan-ah-ka-helay-Iskuulka-Universal-ee-Baladweyne.mp3