Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada Kaamil University ayaa Magaalada Baydhaabo Ku Qabatay Tababar aqoon kororsi ah oo ku aadan dhanka Digital marketing-ka kaa oo loo qabtay Qaar kamid ah Ardayda wax ka barato jaamcaadaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa