Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare Ma’ruf ee Baydhabo ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay ilaa 50 qof oo ku nool kaamam ku yaalo duleedka magaalada Baydhabo.
Qaar kamid ah dadkii loo qeybiyay deeqdaasi ayaa ka mahadceliyay, Dhanka kale ardaydii loo wakiishay bixinta deeqdaasi ayaa ugu baaqay umada muxsiniinta inay caawiyaan dadka barakacayaasha ah maadaama aysan awoodin iibsashada wixi ay ku afuri lahaayeen
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya