Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmda Baladxaawo mudane Abdirashid Carok ayaa ardayda kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada caalamiga ah ee Gedo ee degamda Baladxaawo u qabtay Tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan faidooyinka iyo qasaraha isticmaalka Aaladahaha casriga ah (Digital) iyo baraha bulshada (social media).
Guddoomiyaha ayaa ardayda uga faideyey macluumaad badan oo ku saabsan qataraha iyo faidooyinka ay leeyihiin isticmaalka baraha bulshada iyo aaladaha casriga ah oo ay ka mid yihiin Twitter, Facebook, WhatsApp iyo kuwa lamidka ah.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya