Aqoonyahanada Bulshada ayaa ku baaqaya in maaraynta Wakhtiga laga faa’idaysto sababo la xidhiidha in dadka Soomaaliyeed aanay muhiimad gaar ah u arag Wakhtiga, tan ayaa keeni karta in dad badan oo hadda aan ku baraarugsanayn arrintaasi ay ka faa’idaystaan Wakhtigooda.
Aamina Axmed Aadan ayaa warbixntan nooga diyaarisay