Aqoonyahanada Jowhar oo ku Baaqay in laga hortago jarista dhirta.

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jarista  dhirta ee loo adeegsado dhuxusha ayaa ah Saameynta ugu Balaaran iyo Nabaad guurka ku dhaca Deegaanka waxaana jira maalmo ay dunida u asteysay in loo istaago ilaalinta deegaanka iyo beerista dhir lagu xoojinaayo Bilicda Deegaanka.

Qaar kamid ah Aqoonyahanada Magaalada Jowhar ayaa ku baaqay in laga hortago jarista dhirta taas oo loo adeegsado dhuxusha islamarkaana Nabaad guur ku keenta Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa