Aqoonyahanada Dhoobley oo sheegay in la joogo Waqtigii la maalgashan lahaa Degmada.

0
103

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena Soomaaliya ayaa xilagan ku jira ka soo kabsashada sodon kii sano ee uu bur bursanaa iyadoo Dadka Soomaaliyeed xiligan u jeesteen Horumarinta Dalka iyo ka faa’iideysiga Kheyraadkiisa.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kamid ah meelaha ay waqti xadirkan ka jiraan fursadaha badan ee ganacsi islamarkaana u baahan Maalgashiga.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya