Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maandooriyaha ama muqaadaradka waa mid kamid ah waxyaabaha dhibaatooyiinka ugu badan ay kala kulmaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Dhalinyarada waxbaratay ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa dhalinta kale uga digay dhibaatada laga dhaxlo maandooriyaha.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya






