Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray aqoon-isweydaarsi ku saabsan ilaalinta shuruucda qaxootiga iyo magangalyo-doonka gudaha dalka.
Aqoon isweydaarsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Ururada Bulshada, Hey’addaha Caalamiga iyo mas”uuliyiin kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa