Aqoon is-weydaarsi ku Saabsanaa xeerka anshaxa shaqaalaha caafimaadka oo laga daahfuray Banaadir.

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyadoo kaashaneysa Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon-isweydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray xeerka anshaxa shaqaalaha caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya