Alxanlayaasha Degaanka Dhoobley oo codsaday agabyo casriga ah oo qeyb ka ah horumarinta shaqadooda

0
171

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada somaliyeed ayaa ah kuwo noloshooda si kala duwan u maareeya iyaga oo Raba inay ka garaaan nolosha mel sare.Dhalinyarada soomaaliyeed ayaa ku dhiiraday inay siyaabo kala duwan u ganacsadaan si nolol maal-meedkooda u soo saartaan.

Alxanka Waxa uu ka mid yahay shaqooyiinka farsamada gacanta kaas qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ay ku shaqeystaan waxana loo isticmalaa biraha jabay sida ganjeelada gaari dameerka iyo shey kasto bir ka sameysan oo jabay.

Hadaba waxan wareysi layeelanay qaar kamid ah alxanlayaasha ku nool deeganka dhoobley kuwaas oo kawarbixiyay shaqadooda codsina u diray maamulka deegaanka in lagu caawiyo agabyo ay ku sheeqeytaan kuwaas oo qeyb ka ah horumarinta shaqadooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa