Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Soomalind ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu caawinayay ilaa 50 beeralayda gobolka Saaxil gaar ahaan Degmooyiinka Berbara, Laasciidle, Mandheera iyo Sido kale Deegaano kale oo ka tirsan Gobalka Saaxil.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya