Agab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka Ceynaba.

0
194

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinyay agab caafimaad oo loogu talgalay isbitaalka magaalada Ceeynaba ayaa waxaa goobjoog ka aha maamulka dagmada bahda caafimadka iyo maamulka Isbitaalka Ceeynaba.

Agabkan ayaa lacagta lagu soo iibiyay waxaa bixiyay qaar kamid ah Haweenka qurba joogta eek u nool dalka dibadiisa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya