Agaasimihii cusub ee Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland oo xilka la wareegay.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gudiga Shaqaalaha rayidka Jubbaland iyo kuxigeenadiisa ayaa Maanta xilalka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyaynta iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaradda iyadoona lagu qabtay xarunta Wasaaradda Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya