Agaasimaha Isbitaalka guud ee Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay Adeegyada Caafimaad ee ay bulshada Deegaanka u qabtaan.

0
221

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Deegaanka Dhoobley Dr Sugaal Farh ayaa ka warbixiyay Adeegyada Caafimaad ee ay bulshada Deegaanka u fidiyaan isago islamarkana shegay in Deeegaano kala duwan looga yimaado Isbitaalka si ay bulshadu u hesho adeegyo Caafimaad oo dhameystiran.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya