Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Deegaanka Dhoobley Dhoobley oo ka Warbixiyay Baahiyaha ka jira Isbitaalka.

0
169

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Dhoobley Dr Sugaal Faarax ayaa ugu baaqay  Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowlada fadaraalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbalaand in laga Caawiyo Baahiyaha ka Jira Isbitaalka oo ay ugu horeyso Balaadhinta Isbitaalka.

Maxamed cali samow. ayaa ka warramaya