Agaasimaha Arrimaha bulshada Gobolka Jubbada hoose oo ku baaqay in hamaha shidaalka la geeyo meel ku haboon.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan goobaha lagu ibiya shidaalka gudaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa kakaca dab sababa khasaare kalae duwan mid hantiyadeed iyo mid nafeed iyadoona dabka ka kaca kaalmaha shidaalka u inta badan uusan ku ekaan halka u kakacay isagoona u gudba dhismayaasha ka agdhow halka u dabka kakacay waxaana inta badan sabab u ah in kaalmaha shidaalka qaarkood ay ku yaalan gooba maqaayada ah oo uu dabka ka agdhowyahay, taas oo si fudud dab uga Kaci karo hadi qalad u halkaas ka dhaca.

Agaasimaha Arrimaha bulshada Gobolka Jubbada hoose ayaa ku baaqay in hamaha shidaalka la geeyo meel ku haboon.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa