Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Gobolada Dalkeena Soomaaliya iyo Guud ahaan Bariga Afrika ayaa mudooyinkii danbe waxaa ka jiray abaaro xoggan oo saameyn ku yeeshay Dadka iyo duunyada walo maalmihii la soo dhafay ay meelo kamid ah Dalkeena ay curteen Robabkii Gu’ga ayaa hadana wali waxaa jira Deegaano badan oo ay ka jirto abaar daran waxaana kamid ah inta badan Deeganada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abaarta ka jirta Deeganada Jubbaland ayaa saameyn baladhan ku yeelatay Guud ahaan Ganacsiga Degmada Dhoobley gaar ahaan Ganacsiyada ku yaala Suuqa Xoolaha ee Degmada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya