Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalad Abaareed oo balaaran ayaa ka jirta Degmadda Daarasalaam ee Gobolka Maroodijeex ee soomaaliland iyo guud ahaan deeganada somaliland.
Abaartan ayaa sameysay dadka iyo duunyada ku dhaqan Degmada daarusalaam ee gobolka maroodi jeex ee soomaliland waxana ay sababtay abaartan in xoolihii ay biyo iyo baad la,aan ay u baqtinayaan waxaana haatan xaalad quus ah taagan dadkii xoola dhaqatada ahaa ee ay xoolihii ka dhamaadeen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa