Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray shirka wadatashiga Dadwaynaha.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiwaaxid Maxamed Dhaqane ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka wadatashiga Dadwaynaha ee ku saabsanaa Dedejinta iyo baahinta awoodaha dawliga iyo sido kale Maamul Wanaaga.

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Gedo, Guddoomiyaha arimaha bulshada Gobalka Jubbada Hoose iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya