Kulan looga hadlayey doorka Dhallinyarada golaha Deegaanka oo lagu qabtay Magaalada Mahadaay

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Degmada Mahadaay ku qabatay kulan diiradda lagu saarayay kamid noqoshada Dhallinyarada ee geedi socodka dhismaha golaha deegaanka degmadaasi.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Mahadaay,Gudoomiyaha dhallinyarada Degmadaasi iyo masuuliyiin kamid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa