Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiye Xaafadeedka Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kulan ay isugu yimaadeen kaga hadleen Baahiyaha ka jira Magaalada ee dhanka Adeegyada Bulshada ah sida Xaruumaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo sidookale Wadooyinka.
Kulanka oo sidookale qeyb ka ahaayeen Qaar kamid ah Bulshada Degmada Walaweyn ayaa waxaa ay sheegeen in ay Magaalaada ka jirto Baahiyo Badan oo loo baahan yahay in loo helo Bulshada Degmada,iyagoo Aqabadaha ugu weeyn ee Bahiyaha ku tilmaamey in ay Tahay Xaruumaha Caafimaad.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya